You can become an instructor now

Ka mid noqo Barayaasha Hanaqaad

Noqo Bare ama Xubin si aad ula wadaagto aqoontaada, u dhiirrigeliso dadka kale, kuna horumariso xirfadahaaga. Fursaddan qiimaha badan ha moogaanin—ka mid noqo bulshada hormuudka ka ah waxbarashada iyo hogaaminta hanaqaad.

  • Fursad u hel inaad ardayda Hanaqaad wax bartid.
  • Hel dakhli damaanad leh oo joogto ah.
  • hel xubinimo buuxda oo ka mid noqoqo bahweynta Hanaqaad.
  • Kobci xirfadahaaga iyo waayo-aragnimadaada.
You can become an instructor now

Build Your Career

Become an Instructor

Haddii aad jeceshahay inaad aqoontaada la wadaagto, ama aad ka mid noqoto barayaasha ardayda hanaqaad si aad door weyn kaga qaadato horumarinta waxbarashada Hanaqaad waa meeshaada!.

Apply Now
Become an Instructor

Welcome to Hanaqaad

Instructor Requirements

To join Hanaqaad Institute as an instructor, you should have:

Educational Backgroun

A minimum of a Bachelor's or Master's degree in a relevant field

Language Proficiency

Fluency in English or Arabic is required for effective communication.

Teaching Experience

Prior experience in teaching or training is essential

Student Support Commitment

Willingness to actively assist students and respond to their learning needs.

Tech-Savvy

Confidence in using technology and delivering online courses effectively.

Registration & Document Submission

Interested candidates must register, then send their CV via email (info@hanaqaad.so) or WhatsApp (+252 61 8262450).

Frequently Asked Question

General Questions

Waxaa kaliya lagaaga baahan yahay inaad is-diiwaangeliso adigoo taabana bottom hoose ee apply now ka dib na CV-gaaga noo soo dirto (email ama WhatsApp), kadibna la xariir kooxdayada si aad u hesho tallaabooyinka xiga.

Ugu yaraan Degree Jaamacadeed (Bachelor ama Master) Inaad si fiican ugu hadli karto English ama Carabi Khibrad hore oo aad u leedahay waxbarista Diyaar u tahay caawinta iyo hagidda ardayda Aqoon u leh isticmaalka teknoolojiyadda iyo online-ka

Haa, macallimiinteenu waxay helaan dakhli joogto ah, iyadoo ku saleysan tirada koorasyada iyo ardayda ay u dhigaan.

Haa, dhammaan macallimiinta cusub waxay qaataan tababar kooban si ay si habsami leh ugu bilaabaan waxbarista Hanaqaad.

Waxbarashada Hanaqaad waa online, taasoo kuu sahlaysa inaad ka dhigto meel kasta adigoo leh internet iyo qalab fudud.