Biography
Hanaqaad Institute waa xarun waxbarasho oo u heellan horumarinta aqoonta iyo xirfadda ardayda Soomaaliyeed. Waxaan isku darnaa macallimiin khibrad leh, koorsooyin tayo sare leh, iyo nidaam waxbarasho oo dabacsan si qof walba u helo fursad uu ku horumaro.
Courses
10 Lessons
20 hours 30 minutes
0
Intermediate