Wax ku baro Meel kasta, Kuna guulayso meel walba.

Ku soo dhawoow Hanaqaad! Waxaan kuu fududeynay waxbarasho tayo leh oo aad ku qaadan karto meel kasta, iyowakhti kasta.

Wax ku baro   <span>Meel kasta, </span> Kuna guulayso<span> meel walba.</span>

2500+

Active student

10+

Online Course

Popular Courses

Choose Our Top Courses

Intermediate
Beginner
5.00
(1)

Basic of AutoCAD

6 hours
Intermediate
Intermediate

Cryptocurrency Course

20 hours 30 minutes
Wax ku baro Meel kasta

Kuna guulayso meel walba.

Ku soo dhawoow Hanaqaad!
Waxaan kuu fududeynay waxbarasho tayo leh oo aad ku qaadan karto meel kasta, iyo wakhti kasta.

Quality Education

Ardayda Hanaqaad waxay helaan tababar dhammeystiran oo waxbarasho iyo xirfad isku dhafan, iyagoo kaashanaya macallimiin khibrad leh iyo manhaj casri ah.

Explore Courses

Experienced Teachers

Macallimiinteena waa xirfadlayaal khibrad badan leh oo diyaar u ah inay ku hagaan safarkaaga waxbarasho si kalsooni iyo faham buuxa leh.

Explore Courses

Certificate

Markaad dhamayso koorsooyinka, Hanaqaad waxay ku siineysaa shahaado lagu kalsoon yahay, taasoo cadeynaysa aqoontaada iyo xirfadaada.

Explore Courses

Fursad waxbarasho oo qof Walba gaari karo.

All courses

Our Mission

Hanaqaad waxay u heellan tahay inay bixiso waxbarasho tayo sare leh oo furan, si ay dadka ugu sahasho inay bartaan xirfado cusub, horumariyaan naftooda, oo ay noqdaan hogaamiyeyaal mustaqbalka.

Our Vision

Hanaqaad waxay ku taagan tahay inay noqoto hormuudka waxbarashada casriga ah ee Soomaaliya, iyadoo dhiirrigelinaysa hal-abuurka, aqoonta, iyo horumarka bulshada.

Start Learning

Find the best features of hanaqaad

Business

1 Courses

Farqurxin

1 Courses

Finance

1 Courses

Technology

1 Courses

Why Choose Hanaqaad

Wa ka baro Hanaqaad Kuna guuleyso meel walba

Learn More
Anywhere

Waxaad wax ku baran kartaa goorta iyo meesha aad rabto, waqtiyada kugu habboon.

Expert
Instructor

Macallimiin khibrad leh oo kaa caawinaya fahamka iyo horumarkaaga.

Recognized
Certificates

Hanaqaad waxay ku siineysaa shahaado lagu kalsoon yahay, taasoo cadeynaysa aqoontaada iyo xirfadaada.

Wide
Course Selection

Koorsooyin kala duwan oo daboolaya xirfado iyo maadooyin badan.

Practical Training

Tababar gacanta lagu hayo oo kaa diyaarinaya shaqada dhabta ah.

Taageero joogto ah oo ardayda lagu caawiyo inta ay waxbarashada ku jiraan.

You can become an instructor now

Ka mid noqo Barayaasha Hanaqaad

Noqo Bare ama Xubin si aad ula wadaagto aqoontaada, u dhiirrigeliso dadka kale, kuna horumariso xirfadahaaga. Fursaddan qiimaha badan ha moogaanin—ka mid noqo bulshada hormuudka ka ah waxbarashada iyo hogaaminta hanaqaad.

  • Fursad u hel inaad ardayda Hanaqaad wax bartid.
  • Hel dakhli damaanad leh oo joogto ah.
  • hel xubinimo buuxda oo ka mid noqoqo bahweynta Hanaqaad.
  • Kobci xirfadahaaga iyo waayo-aragnimadaada.
You can become an instructor now

Want to receive push notifications for all major on-site activities?